10 qodob oo kaa caawin kara barashada compiyuutarka.

Meta Description,,SEO

Baro 10 Qodob oo kacaawin kara barashada compiyuutarka

Barashada

Kombiyuutarku manta  waa aalad mihiim uah

Nolasha casriga ah waxa lagu isticmaalaa shaqo waxbarasho ,ganacsi iyo xitaa madadaalo qofwalba

Ooraba inuu laqabsado waqtigan casriga ah waa inuu

Bartaa sida kompiyuutarka loo isticmaalo hadaba halkan

Waxan kuugu soo gudbiyaa 10 qodob ookaa caawin kara

Barashada kompiyuutarka gaar ahaan hadii aad bilow tahay

1.Baro Qaybaha Computerka

Kompiyuutarku wuxu leeyahay qaybaha muuqda iyo

Kuwo gudaha ah qaybaha muuqda waxa kamid ah

Monitar ,keyboard,mouse iyo cpu

Marka aad fahanto magacyada iyo shaqooyinka qaybahaasi ,waxa aad sifudud ubilaabi karta  isticmalka

Compiyuutarka

2.Barashada Keyboardka iyo Mouseka

Keyboardku waa meesha qoraalka lagu qoro
Halka mouse kuna kaa caawiyo inaad gujiso

­­­[click],jiidato­­[drag],raadiso[scroll]kucelceli isticmaalka

Labadan qalab maalinwalba si aad uhesho xirfad fiican.

3. Fahan Operating System-ka

Operating system-ka sida[ windows ama mocos]waa

Maskaxda compiyuutarka.

Waa in aad barato wsida loo furo compiyuutar-ka loodamiyo iyo sida menus-kala duwan loo isticmaalo

4. Ku tababar Software-yada Asaasiga ah

Baro barnaamijyada mihiimka ah sida

Microsoft word;qoraal iyo waraaqo

Excel-xisaab iyo miisaaniyad.

Powerpoin-bandhigyo iyo casharo.

5. Baro Internet-ka iyo Browser-yada

Internetku waa magtabad wayn ooxogta oodhan

Laga helo. Baro sida loo isticmaalo Google si aad u

Hesho macluumaad,youtube si aad casharo uga daa

Wato,iyo Email[Gmail,yahoo] si aad ula xiriirto dadka

Kale

6.    Ka faa idayso Casharo Online

Casharo badanoo bilaashaa laga helaa youtube,courser,iyo websites kale oo waxbarasho ah .

Kutababar daawashada iyo raacista casharada si aad

Sidhaqso ah ugu barato kombiyuutarka

7.Ku Celceli Qoraalka iyo Pratice-ka

Qofkastaa wuxu xirfad ku yeeshaa practice joogto ah

Samee qoraaalo maalinle ah ama faylal cusub si aad

Uxoojiso tybinka iyo fahamka software-yada.

8.  Bar Amniga Internet-ka

Marka aad  istcmaasho internetka  waa inaad taxadir yeelataa .ilaali password-kaaga  iska ilaaali linki aan lahubin kuna rakib antivirus si aad uga hortagto khatarah kompiyuutarka

9. Ka Qaybgal Kooxo  Waxbarasho

Waxa jira kooxo badan oo faceboog,whatsAPP iyo Telegram ah oo loogu talagalay barashada compiyuutrka

Ku biir kooxahaasi si aad uga faa idaysato casharo iyo talooyin cusub

10.Samee Jadwal Waxbarasho

Si aad uguulaysato ,waa inaad samaysataa jadwal .

Uqoondee ugu yaraan 30 daqiiqo maalintii barashada compiyuutarka. Hadii aad joogtayso waxa sidhaqso ah unoqondoontaa  qof xirfad fiicanle.

Gunaanad

Barashada compiyuutarku waa xirfad lagama maarmaan u ah qofwaloo doonaya inuu laqabsado dunida manta .

Hadii aad raacdo qodobadan 10-ka ah waxaad sifudud uyeelan kartaa faham aasaasi ah oo kusaabsan kompiyuutarka, Taasi oo kuhagi doonta  inaad mustaqbalka barato barnaamijyo  iyo xirfado kasii hori marsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *