Hordhac
Kombiyuutar waa aalad casriya ooloo adeegsado adeegyo badan sida qoraal qorid,xisaab,daawasho,barnaamijyo iyo xiriirka internetka.maanta
Kombiyuutarku wuxu noqday qayb
Mihiima ookamida nolosheena maalin laha ah -laga bilaabo dugsiyada ilaa xafiisyada
Kombiyuutar:Waamaxay micnihiisu?
Erayga “Kombiyuutar” asal ahaan wuxu kayimi erayga ingiriisiga ah ee computer
Waana aalad xog ururisa ,kaydisa,falanqaysa, kadibna soosaarta
Natiijo
: Wuxu qabtaa shaqooyinka.
: Xog galin(inbut)_tusaale ahaan
Marka aad wax qorayso
. Falanqayn &xisaabayn(processing)
. Soosaar xog(out put)_sida qoraal,
Sawir,cod ama muuqaal
. Kaydin (storage)_kukaydi xogta mudo
Dheer ama gaaban
Qaybaha ugu mihimsan ee kompiyutarka
: Kombiyuutarku wuxu ka koobanyahay
Laba qaybood oo waawayn
1.Qaybaha jirka(hardware)
. Monitor–shaashada wax lagu arko
. Keyboard–furayaasha wax lagu qoro
. Mouse –gacan ku haynta shaashada
. CPU–(processor)–maskaxda computerka
- Barnaamijyada(software)
.Operating system –Sida Windows,macos
Linux
.Programs–sida Microsoft word, Google
Chrome, iwm
Faa idooyinka Kombiyuutar ka
. Waxbarasho iyo cilmi baaris
. Ganacsi iyomaamulka xogta
. Daawashada muuqaallo iyo filimaan
. Laxiriirka dadka (email, zoom,iwm)
Suaal dadka badankiisu is waydiyaan(FAQ–SEO)
Kombiyuutar ma adagtay in labarto?
Maya ma adka hadii aad raacdo casharo
Sida kuwa blogan– lagu faafiyay waxbadan ayaad baran kartaa sifudud
Waamaxay farqiga udhexeeya laptop 💻 iyo desktop?
. Laptop waa mid laqaadi karo oobaytarinale
. Desktopna waamid meel go an lagu isticmaalo
Gunaanad
Kombiyuutarku waa aalad mihiim ah oo
Nolol maalmeed ka qayb ka ah .
Hadii aad rabto inaad barato
Blogan wuxu kusiinayaa casharo bilow
Ah oo Af-Soomaali kuqoron
Kusoolaabo todobaad walba si aad casharo cusub uhesho